WARARKA MAANTA

Aabe Afar Caruur ah oo uu dhalay dilay (Dhacdo Naxdin leh)

Baladweyne (HNN)  – Cumar Shire Xasan, waan Aabo Soomaaliyeed wuxuu Afar Caruur ah uu dhalay ku dilay Xalay deegaan qiyaastii 25 KM ujira Magalaada Baladweyne ee gobolka Hiiraan…

Qaraxyo kala duwan oo xalay ka dhacay gudaha Kismaayo

Kismaayo  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay qaraxyo kala duwan oo lala beegsaday ciidamada…

Dhac baahsan oo loo geysto ganacsatada oo Muqdisho ka jirta

Muqdisho  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo xaafda Suuqa Xoolaha ee degmada Yaaqshiid ayaa waxa ay shegayaan in deegaankas ay ka jiraan dhac baahsan oo loo geysanayo dukaamada ku yaala…

Dadkii ka badbaaday oo ka warbixiyay nooca ay ahaayeen dadkii weeraray West Gate

Nairobi   (HNN) -­­­Qaar ka tirsan dadkii ka badbaaday weerarkii xarunta West Gate ayaa waxa ay ka warbixiyeen nooca ay ahaayeen dadkii weeraray xarunta West Gate Mall oo ay…

AMISOM oo ka warbixisay dagaalka ka dhacay duleedka Baladweyn

Baladweyn  (HNN) -­­­Iyadoo habeenimadii xalay eheyd uu dagaal ka dhacay duleedka magaalada B/weyn ee gobalka Hiiraan kaasoo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Shabaab ayaa waxaa ka warbixiyay…

R/wasaare Saacid oo la kulmay Gudoomiyaha Stanbul iyo Arday Somaliyeed

Stanbul  (HNN) -­­­Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida,…

Hogaamiye Xisbi Diimeed oo xalay lagu xiray Magaalada Hargeysa

Hargeysa  (HNN) -Wararka laga helaayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in xalay booliiska magaalada ay Xabsiga u taxaabeen hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam ee maamulka…

Culumo ka tirsan Shabaab oo ugu hambalyeeyay weerarkii West Gate Mall

Culumo ka tirsan Shabaab oo ugu hambalyeeyay weerarkii West Gate Mall

Muqdisho  (HNN) -­­­Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay soo abxayeen fatwooyin kala duwan oo ay soo saarayeen culumada Somaliyeed ayaa waxa ay kaga hadlayeen waxa ay diinta ka qabto…

Baarlamaanka Kenya oo bilaabay la xisaabtanka Hey’adaha Amniga dalkaas

Nairobi  (HNN) -­­­Tan iyo markii ciidamo ka tirsan Shabaab ay weerar afar maalmood ah ku heysteen xarunta West Gate Mall ayaa waxa soo baxayay eedeen loo jeedinaayay laamaha…

Qaban qaabada maamul u sameyn oo Baladweyn ka soconeysa

Muqdisho  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo magaalada B/weyn ee gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas ay iminka ka bilaabatay qaban qaabada loogu jiro sidii loo sameyn lahaa…

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Shabaab oo xalay ku dagaalamay duleedka Muqdisho

Afgooye   (HNN) -­­­Wararka laga helaayo wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaas ay ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo kuwa…

Qarax xoogan oo xalay lagu weeraray xerada Dhagaxleey

Dhagaxleey  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo Wuqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in xalay kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen xerada dhagaxleey iyadoo aan la ogeyn…

Puntland iyo Al Shabaab oo kuwada dagaalamay duleedka Boosaaso

Boosaaso  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo duleedka Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in deegaanka u dhaw Galgala uu dagaal ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland io…

Xasan Sheekh: Shabaab waxa ay weerari karaan xitaa dalka Mareykanka

M/weynaha DF Somalia Xasan Sheekh Max’uud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in dhibaatada ururka Shabaab ay ku hayaan Somalia ay si siyaadeyso iminkana ay…

Ninkii hogaaminayay weerarkii Westgate Mall oo la soo bandhigay

Nairobi   (HNN) -­­­Sida uu shaaciyay Talefishinka Channel 4 ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa waxa uu sheegay in ciidamadii weeraray xarunta Westgate Mall uu hogaamiayay nin Kenyaati…

Mas’uuliyiin ka tirsan gobalka Banaadir oo amni daro loo xirxiray

Muqdisho   (HNN) -­­­Howlagal ay xalay magaalada Muqdisho ka sameeyeen ciidanka Amniga ayaa waxaa lagu soo qabqabtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Banaadir oo magaalada Muqdisho ka waday falal…

Xisbi diimeed ka dhisan Somaliland oo taageeray weerarkii West Gate Mall

Hargeysa  (HNN) -­­­Ururka mid ah urur diimeedyada ka jira maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Shbaab ay ku sax sanaayeen in weerar ay ku qaadaan dalka Kenya…

Xasan Sheekh oo Saakay dib ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdisho  (HNN) -­­­Madaxweynaha DF Somalia Xasan Sheekh Max’uud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa waxa ay goordhaw ka soo dageen garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka…

Kooxo ka tirsan Shabaab oo la cadeeyay in ay joogaan Dalka Ingiriiska

London  (HNN) -­­­Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in dalka Ingiriiska ay ku sugan yihiin tiro badan oo ka tiran ciidanka Shabaab kuwaas oo doonayo…

Somalia oo xeer ilaalin ka ah ciyaarta Fiinaalka FIFA beach soccer world cup

Muqdisho  (HNN) -­­­Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ahna xubin ka tirsan guddiga FIFA beach soccer, isla markaana ah guddoomiyaha guddiga tartamada ururka kubada cagta bariga…

Dowlada Uganda oo digniin u dirtay dadka Somaliyeed ee dalkeeda Jooga

Kambala  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo magaalada Kambala ee dalka Uganda ayaa waxa ay sheegayaan in taliska ciidanka Amniga ee dalkaas uu soo saaray amar ay ku doonayaan in…

Wadooyinka ugu waa weyn Muqdisho oo saakay Gabi ahaan xiran

Muqdisho  (HNN) -­­­Wararka laga helaayo wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ayaa gabi haan la xiray iyadoo aysan jirin wax baabuur ah ah oo isticmaalaya iyado isgoysyada ay taagan…

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan ka yeeshay Amaanka Muqdisho

Muqdisho  (HNN) -­­­Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, waxaana…

OUR VIDOES NEWS

frame width="300" height="215" src="http://www.youtube.com/embed/AhJ5D6-Ts4A" frameborder="0" allowfullscreen>frameborder="0" allowfullscreen>
April 2014
M T W T F S S
« Oct    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930